Yaa Hogaaminaaya Gool Dhalinta Horyaalka Somali Premier League?

Yaa Hogaaminaaya Gool Dhalinta Horyaalka Somali Premier League?
Yaa Hogaaminaaya Gool Dhalinta Horyaalka Somali Premier League?

Iyadoo Meel Wanaagsan uu Maraayo Horyaalka Somali Premier League Ayaa Waxaan Markaan Eegi Doonaa Halka La Kala Maraayo Gool Dhalinta Horyaalkan Somali Premier League Ee Xili Ciyaareedkan.

Image may contain: 1 person, playing a sport, standing and outdoor


Ciyaartoyga Lagu Magacaabo Faysal Xasan Xaashi Oo Ka Tirsan Kooxda Mogadishu City Club Ayaa Hogaaminaaya Gool Dhalinta Horyaalka Somali Premier League Waxaanu Haystaa 7-Gool Isagoo Kulankii Shalay Kooxdiisa La Ciyaartay Kooxda Dekadaha Ka Dhaliyey 2-Gool.

Image may contain: 18 people, crowd and outdoor


Weeraryahankan Kooxda Mogadishu City Club Waa Faysal Xasan Xaashiye Waxaa Ku Soo Xiga Saaxiibkii Benteke Oo Ay Isku Koox Yihiin Ayaa Leh 6-Gool Waxaana Ku Soo Xiga Mohamed Kyeline Oo Kooxda Raadsan ah Waxaanu Haystaa 6-Gool.


Abuukar Axmed Mukhtaar Ayaa Haysta 4-Gool Waana Kooxda Raadsan Sidoo Kale Ciyaartoyda Kale Ee Min 3-Gool Leh Iyadoo Sawirka Idinka Muuqdaan Magaciisa Iyo Kooxda Uu Ka Tirsan Yahay.


12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.