Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Oo La Bixiyey Waa Kuma Xidigaasi Iyo Kooxda Uu Ka Tirsan Yahay?

Iyadoo uu Soo Dhamaaday Wareegii Labaad Ayaa Isla Maalintii u Danbaysay Wareega Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Kooxaha Heerka Koowaad Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Ayaa Waxaa La Bixiyey Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Labaad Ee Tartanka La Farax Walaalkaa Waxaana Gudida Koobkan Dhigtay Isku Raaceen Inay Xidigaasi u Aqoonsadeen Cabdicasiis Axmed Cabdilaahi Loona Garan Ogyahay Qucle Noqday Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Labaad Ee Tartanka La Farax Walaalkaa.

Cabdicasiis Qucle Ayaa Kulan Kaliya Ku Soo Dhaliyey Afar Gool Waana Kulankii Ay Kooxdiisa Hargeisa Sports 8-0 Uga Soo Badiyeen Kooxda Afgal Waxaanu Kulankaasi Ku Dhaliyey Afar Gool.

Waxaa Xusid Mudan In Cabdicasiis Qucle Kaalinta Koowaad Ee Liiska Gool Dhalinta Ay Wada Fadhiyaan Axmed Carabo Kuwaasi Oo Wada Leh Min 5-Gool.

29-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.