Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Xulka Kooxaha Oo La Bixiyey?

Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Xulka Kooxaha Oo La Bixiyey?
Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Xulka Kooxaha Oo La Bixiyey?

Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Xulka Kooxaha Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.


Ayaa Waxaa La Gudoonsiiyey Ciyaartoy Muuse Axmed Oo Ka Tirsanaa Kooxda Dhaweeye Taxi Waxaana Kulankii Kooxdiisu La Ciyaartay Kooxda Abakor Fuel Ahaana Kulankii Ku Soo Idlaaday 3-0 Iyadoo Muuse Axmed Kulankaasi uu Ku Dhaliyey Laba Gool.


Abaal Marinta Xidigii Wareega Koowaad Waxaa Si Wada Jir ah u Gudoonsiiyey Muuse Axmed Macalin Axmed Maxamed Iyo Macalin Axmed Cigaal.


28-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.