Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Iyadoo Shalay uu Bilowday Wareegii Labaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Isla Kulankaasi Shalay Lagu Bixiyey Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad?

Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegaasi Koowaad Waxaa Loo Aqoonsaday Maxamed Xasan Ibraahim “Gattuse” Oo Ka Tirsan Kooxda True Cable.

Munaasibadan Lagu Abaal Marinaayey Xidigii Ugu Wanaagsanaa Wareegaasi Koowaad Tartanka Hargeysa Sports Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Macalin Siciid Ango, Mulkiilaha Meherada Hargeisa Sports Eng Dayib Iyo Axmed Cabdilaahi Khadar Oo Ka Mida Gudida Koobkan Gacanta Ku Haysa.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.