Xidig Chelsea Leedahay Oo Ku Biiray Inter Milan

Xidig Chelsea Leedahay Oo Ku Biiray Inter Milan
Xidig Chelsea Leedahay Oo Ku Biiray Inter Milan

Kadib imaatinkii Ashley Young ee kooxda inter milan isbuucii hore, kooxda Inter ayaa imikana hal u talaabo jirta inay soo dhowayso laacib kale oo cusub kaas oo oo ay amaah ku soo qaadanayso. laacibkii chelsea amaahda uga maqnaa ee Victor Moses wuxuu maanta dhammeystiray booqashadiisii ​​caafimaad kooxda inter, wuxuu ugu horeyn tegey xarunta CONI ee tababarka kooxda ka dibna wuxuu caafimaadka ku maray rugta cafimaad ee ‘Humanitas’ 12:30 waqtiga maxalliga ah ee dalkaas Italy.