Xidhitaanka Xili Ciyaareedkii Akadamiyada Caalami Ee Magaalada Hargeysa?

Xidhitaanka Xili Ciyaareedkii Akadamiyada Caalami Ee Magaalada Hargeysa?
Xidhitaanka Xili Ciyaareedkii Akadamiyada Caalami Ee Magaalada Hargeysa?

Munaasibad Lagu Soo Xidhaayey Xili Ciyaareedkii Akadamiyada Caalami Ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Caalami Xaafada Dhurqaanta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Munaasibadan Ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay Masuuliyiin Ku Suntan Saaxada Kubada Cagta Somalilaan, Waalidiin Iyo Dhalinta Loo Qabtay Xafladan Xidhitaanka.

Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Gudoomiyaha Akadamiyadan Mubaarik Dabaaye, Siciid Mire, Macalinka Kooxda Wasaarada Maaliyada Iyo Cabdirisaaq Pirlo Waxaanay Dhamaantood Isku Raaceen in Laga Shaqeeyo Sidii Loo Dhisi Lahaa Dayarta Loona Soo Saari Lahaa Jiilka Kubada Cagta Ee Mustaqbalka.

Xili Ciyaareedka Soo Dhamaday Ee Akadamiyadan Waxaa Ku Guulaystay Kooxda Halgan.

Kaalinta Labaad Waxaa Gashay Kooxda Dayax.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Ku Saabsan Xaflada Xidhitaanka Akadamiyada Caalami Ee Magaalada Hargeysa Taasi Oo Uu Soo Qab Qaabiyey Gudoomiyaha Akadamiyadaasi Mubaarik Maxamed Dabaaye.

19-Rajab-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.