Xarumo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Tuuladii Ciyaaraha Soomaaliya Ee Stadium Muqdisho?

Xarumo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Tuuladii Ciyaaraha Soomaaliya Ee Stadium Muqdisho?
Xarumo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Tuuladii Ciyaaraha Soomaaliya Ee Stadium Muqdisho?

Wasiirka Warfaafinta Iyo Wasiirada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Iyo Maama Khadiija Maxamed Diiriye Soomaaliya Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Xarumo Cusub Oo Lagu Kordhiyey Tuuladii Ciyaaraha Ee Stadium Muqdisho.


Dhismayaasha La Dhagax Dhigay Maanta Ayaa Kala ah Xaruntii Dhexe Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya, Laba Garoon Oo Loogu Talo Galay Inay Ciyaartoydu Ku Sii Qaataan Alamiitada Iyo Hudheelkii Weynaa Ee Stadium Ku Dhex Yaalay.


Dhagax Dhiga Xarumaha Laga Dhex Dhisi Doono Tuulada Ciyaaraha Soomaaliya Ee Stadium Muqdisho Ayaa Waxay Dhamaan Bahda Ciyaaraha Noocyadeeda Kala Duwan Ka Saacididoontaa Baahiyihii Loo Qabay Garoonkan Weyn.


Garoonka Ayaa Saacidi Doona In Xulka Soomaaliya iyo Ciyaaraha Maxaliga ahba Wax Badan u Tari Doona Waxaana Si Rasmi ah Loo Furi Doonaa Bacda Maalmaha Xoriyada Oo Lagu Wado In Madaxweynaha Soomaaliya Xadhiga Ka Jari Doono Hadii Alle Idhahdo.

06-Shabcaan-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.