Waxaa Si Rasmi ah u Furmay Tababarka Maamulka Ciyaaraha Ee Degmada Baladweyne?

Waxaa Si Rasmi ah u Furmay Tababarka Maamulka Ciyaaraha Ee Degmada Baladweyne?
Waxaa Si Rasmi ah u Furmay Tababarka Maamulka Ciyaaraha Ee Degmada Baladweyne?

Magaalada Baladweyne Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeelle Dalka Soomaaliya Waxaa Si Rasmi ah u Furmay Tababarka Maamulka Ciyaaraha Maamulkaasi Iyadoo La Siinaayey Macalimiinta Kooxaha, Dhexdhexaadiyaasha Ciyaaraha, Maamulka Ciyaaraha Ee Degmada Baladweyne.

Image may contain: 18 people, people standing, people sitting and child

Waxaa Tababarkan Si Toos ah Uga Qayb Galay Madaxda Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya oo u Horkacaayey Cabdiqani Siciid Carab Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya, Kooxaha Kala Duwan Ee Hirshabeele Iyo Dhamaan Bahda Ciyaaraha Maamulkaasi.

Image may contain: one or more people

Waxaa Casharadan Bixinaayey Macalimiinta u Diiwaan Gashan Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya.

Ururka Kubada Cagta Degmada Af-Gooye Waxaa Uga Qayb Galay Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Afgooye Ayaa Loo Magacaaabay Cabdiwali Colaad Qanyare Gaatimow“.

Image may contain: 4 people, people standing

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Maamulka Degmada Afgooye Cabdiwali Gaatimow Ayaa Hore Ahaan Jiray Goolhayihii Hore Xulka Qaranka Iyo Gobolka Benaadir Ee Dalka Soomaaliya.

Image may contain: 14 people, people sitting

30-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.