Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobka Togdheer Cup?

Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobka Togdheer Cup?
Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobka Togdheer Cup?

Iyadoo Maalmihii u Danbeeyey uu Meel Wanaagsan Maraayey Koobka Togdheer Cup Garoonka Alamzey Stadium Magaalada Burco Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Lagu Dhawaaqay Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobkan.

Kooxaha Dowlada Hoose Burco Iyo Ciidanka Asluubta Burco Oo Iyagu Wareega Sideed Dhamaadka Galabta Lagu Daah Furi Doono Kuwaasi Oo Sawirkan Idinka Muuqda.

Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobka Togdheer Cup?
Kooxaha Dowlada Hoose Burco Iyo Ciidanka Asluubta Burco.

Kooxaha Wasaarada Maaliyada Burco Iyo Ciidanka Qaranka Gaashaan Burco Oo Wada Ciyaari Doona Maalinta Beri Oo Jimce ah Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Duulista Burco Iyo Tawxiid Oo Wada Ciyaari Doona Maalinta Sabtida Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Ciidanka Goodir Burco Iyo Wasaarada Beeraha Oo Wada Ciyaari Doona Maalinta Axada Hadii Alle Idhaahdo.

11-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.