Home Wararka Maanta

Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Shanta Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Koobka La Farax Walaalkaa?

War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?
War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?

Iyadoo Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ay Iskugu Soo Hadhay Shan Kooxood Oo Kala ah Hargeisa Sports, Carwo Sadaam, Aragsan Jet, Baraka Chai Iyo Hooyo Store.

Ayaa Caawa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Shanta Kooxood Iyadoo Kooxi u Sii Baxday Wareega Kan Xiga Waana Kooxda Carwo Sadaam.

Kooxaha Hargiesa Sports Iyo Baraka Chai Ayaa Isku Beegmay Waxaa Sidoo Kale Isku Beegmay Kooxaha Hooyo Store Iyo Aragsan Jet.

Waxaana Labadaasi Kulan Kooxaha Ka Soo Kala Baxaa Iyo Kooxda Carwo Sadaam Loo Samayn Doonaa Isku Beeg Xili Kooxi Siiba Tagi Doonto Final Hadii Alle Idhaahdo.

Fiiro Gaara:- Waxaa Naga Xasuusin ah in Maalinta Beri Oo Salaasa ah uu Fasax Yahay Garoonku Hadii Alle Idhaahdo.

09-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.