‘Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa Alisson!’ – Xiddiga Liverpool waa Messiga goolhayayaasha

‘Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa Alisson!’ – Xiddiga Liverpool waa Messiga  goolhayayaasha

Kooxda Jurgen Klopp wax fiican ayey qabteen intii uu maqnaa dhaawaca reer Brazil laakiin waxaay galeen heer kale tan iyo markii uu kusoo laabtay kooxda.

Markii ugu horeysay muddo dheer, Anfield wuu La aamusnaa.

Dhanka kale Alisson ayaa hoosta ka xariiqay maqaamkiisa goolhayaha ugu fiican horyaalka. Waxaa la yaab leh, isagoo oo shabaqa ilaashaday ilaa iyo 7da Diseembar, wuxuu hadda leeyahay isgo dhigay kaalinta ugu sarreysa ee Golden Glove


Roberto Negrisolo, tababarihiisii ​​hore ee Roma, ayaa marka ku tilmaamay inuu yahay “Messiga goolhayayaasha”,