Home Wararka Maanta

War Deg Deg ah:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Hargeisa Stadium?

War Deg Deg ah:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Hargeisa Stadium?
War Deg Deg ah:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Hargeisa Stadium?

Waxaa Si Rasmi ah Loogu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Kooxaha Heerka Koowaad Hargeisa Stadium Iyadoo Ay Ka Qayb Gali Doonaan Tobanka Kooxood Ee Hargeysa Ka Dhisan Iyo Laba Kooxood Oo Ka Kala Socda Magaalooyinka Boorama Iyo Berbera.

12-Kooxood Ayaa Loo Qaybiyey Sadex Group Oo Halkii Group Uu Ku Jiro Afar Kooxood Hadaba Sidan Ayey Iskugu Beegmeen Dhamaan 12-Kooxood Ee Ka Qayb Gali Doona Sonyo Cup.

Group A:- Kooxaha Dowlada Hoose Hargeysa, Wasaarada Maaliyada, Ciidanka Asluubta Iyo Boorama Team.

Group B:- Kooxaha Wasaarada Caafimaadka, Wakaalada Duulista, Wasaarada Biyaha Iyo Berbera Team.

Group C:- Kooxaha Ciidanka Booliska Goodir, Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Ciidanka Gaashaan Iyo Wasaarada Ganacsiga.

War Deg Deg ah:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Hargeisa Stadium?
War Deg Deg ah:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Sonyo Cup Ee Hargeisa Stadium?

Tartankan Sonyo Cup Ayaa Bilaaban Doona Maalinta Axada Ee Todobada Bishan Rajab Kuna Beegan 01-03-2020 Hadii Alle Idhaahdo Iyadoo Lagu Daah Furi Doono Kooxaha Dowlada Hoose Hargeysa Iyo Wasaarada Maaliyada.

Hadaba Groupkee Ayaa ah Kan Ugu Adag Ee Aad Isleedahay Kooxihii Ugu Adkaa Ayaa La Iskugu Keenay.

01-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.