War Deg Deg ah:- Waxaa Goor Dhow La Shaaciyey In La Joojiyey Kulankii Galabta Lagu Balansanaa Ee Finalka ahaa Ee Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam.

Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Oo Galabta Lagu Waday In La Soo Gaba Gabeeyo Isla Markaana Ku Balansanaayeen Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam Ayaan Suurto Gal Noqon Doonin In La Ciyaaro Galabta.

Sidaan Ka War Qabno Xukumada Somalilaan Ayaa Amaro Culus Dul Dhigtay Garoomada Kala Duwan Ee Dalka Si Loo Yareeyo Isku Imaanshaha Xanuunka Sii Faafaya Ee Korona Fayras Waana Taas Ta Joojisay Kulankaasi Amar Soo Baxay Maanta.

Bulshadii Sida Weyn u Sugaysay Kulankaasi Finalka ahaa Ee Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam Sidaasi Ha ula Socdaan Hadii Alle Idhaahdo Mahadsanidiin.

03-Shabcaan-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.