War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?

War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?
Rasmi:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Dhalinta Cuslaatay?

Iyadoo uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Ee Tartanka La Farax Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Waxaa La Gali Doonaa Laba Maalin Fasax ah Hadii Alle Idhaahdo.

Maalmaha Khamiista Iyo Jimcaha Ayaa Fasax uu Yahay Tartanka La Farax Walaalkaa Waxaana Wareega Sadexaad Bilaaban Doonaa Maalinta Sabtida Ee Todobaadka Soo Socda Hadii Alle Idhaahdo.

War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?
War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?

Dhamaan Shacabka Qiimaha Iyo Qaayaha Mudan Ee La’aantood Aanay Waxba Kala Socdeen Alle Ka Sakow Sidaa Ha ula Socdaan Waana Inoo Maalinta Sabtida Iyo Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Oo Xiiso Gaar ah Yeelan Doona Iyadoo La Bixin Doono Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Labaad Hadii Alle Idhaahdo.

19-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.