War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Sideeda Kooxood Ee Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?

Waxaa Lagu Dhawaaqay Sideeda Kooxood Ee Sida Rasmiga Iskugu Soo Hadhay Koobka Kooxaha Heerka Afaraad Garoonka Yar Ee Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxaha Leaders, Puma, Lions, Mahiigaan, Onkod, Sky Blue, National Iyo Aljazeera Ayaa u Soo Gudbay Wareega Sideed Dhamaadka Waxaana Groups Ku Hadhay Sideeda Kooxood Ee Kale Qaybta Ka Ahaa Tartanka Dhiiri Galinta Dhalinyarada.

Kooxaha Leaders Iyo Puma Ayaa Maanta Galinka Danbe Lagu Daah Furi Doonaa Wareega Sideed Dhamaadka Hadii Alle Idhaahdo.

06-Shabcaan-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.