Home Wararka Maanta

War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?

Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega 16-Kooxood Ee Ka Qayb Gali Doona Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada Kooxaha Heerka Afaraad Garoonka Yar Ee Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Group A:- Waxaa Ka Qayb Gali Doona Kooxaha Puma Academy One, Onkod, Qaran Iyo Ciyaarsame.

Group B:- Waxaa Ka Qayb Gali Doona Kooxaha Heegan, Mahiigaan, Aljazeera Iyo Brazil.

Group C:- Waxaa Ka Qayb Gali Doona Kooxaha Puma Academy Two, Waayo Arag, Leaders Iyo Ciraaq.

Group D:- Waxaa Ka Qayb Gali Doona Kooxaha Halgan, National, Himilo Iyo Sky Blue.

War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?
Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?

Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada Ayaa Waxaa uu Bilaaban Doonaa Maalinta Sabtida Waxaana Lagu Daah Furi Doonaa Kooxaha Puma Academy One Iyo Onkod.

11-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.