War Deg Deg ah Oo Hada Malcab Soo Gaadhay?

War Deg Deg ah Oo Hada Malcab Soo Gaadhay?
Rasmi:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Dhalinta Cuslaatay?

Iyadoo 12-Kooxood Ka Qayb Galeen Koobka Mar Is Araga ah Ee Kooxaha Heerka Koowaad Magaalada Berbera Xarunta Gobolka Saaxil Garoonka Cabdalle Stadium Ayaa Hada Waxaa Iskugu Soo Hadhay 6-Kooxood Kuwaasi Oo u Kala Ciyaari Doona Sidan Hoos Ku Xusan.

Kooxaha Berbera Oil Terminal Iyo Ciidanka Booliska Berbera Ee Goodir.
Kooxaha Wasaarada Maaliyada Berbera Iyo Marineska.
Kooxaha Dp Word Iyo Tawfiiq.

Kulanka u Soo Horeeya Lixdan Kooxood Ayaa Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Berbera Oil Terminal Iyo Ciidanka Booliska Berbera Ee Goodir Hadii Alle Idhaahdo.

16-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.