War Deg Deg ah Kooxda Real Madrid Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda Flamengo.

Kooxda Reer Spain Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda Flamengo Iyadoo Heshiis Dhan 2026 La Saxiixatay.

Reinier Jesus Oo 18-Sano Jir ah Isla Markaana u Dhashay Wadanka Brazil Ayaa Kooxdiisa Cusub Ee Real Madrid La Gaadhay Heshiis Ku Eeg Sanadka 2026.