Home Wararka Maanta

War Deg Deg ah:- Kooxaha Baraka Chai Iyo Hargeysa Sports Oo Wada Ciyaari Doona Beri Arbacada Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Maalmihii u Danbeeyey Aad Loo Sugaayey Kulanka Kooxaha Baraka Chai Iyo Hargeysa Sports Ayaa Waxaa Gudida Koobka La Farax Walaalkaa Ay Malcab.com u Xaqiijiyeen In La Ciyaari Doono Kulankaasi Beri Arbacada Galinka Danbe Insha Allah.

Kulanka Beri Dhex Mari Doona Kooxahan Baraka Chai Iyo Hargeysa Sports Ayaa Kooxdii Soo Badisaa Waxay Ku Biiri Doontaa Labada Kooxood Ee Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam Oo Sugaayey Kulankan Kooxda Ka Soo Baxda.

Waxaa Naga Xasuusin ah in Sadexda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadha Koobkan Loo Samayn Doono Isku Beeg Oo Koox Tagi Doonto Final Halka Labada Kooxood Ee Kalena Wada Ciyaari Doonaan Hadii Alle Idhaahdo.

Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Dhawaan La Soo Gaba Gabayn Doonaa Hadii Alle Idhaahdo.

17-Rajab-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.