Home Wararka Maanta

War Deg Deg ah:- Guud Ahaan Waxaa Mudo Todobaad ah La Joojiyey Xili Ciyaareedkii Horyaalada Kala Duwan Ee Dalka Soomaaliya?

Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Ayaa Soo Saartay Amar Mudo 15-Maalmood Lagu Hakinaayo Dhamaan Ciyaaraha Kala Duwan Ee Laga Ciyaaro Horyaalka SPL.

Wasiirada Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlada Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye Ayaa Soo Warfidiyeenada Soo Gaadhsiisay Warqad Ay Ku Saxeexan Tahay Oo Ay Ku War Galinayso Hakinta Ciyaaraha Dalka Soomaaliya Sababo La Xidhiidha Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus.

Waxaana Wasaarada War Galinta u Dirtay Dhamaan Wasaaradaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Maamul Goboleedyada Soomaaliya Sida Puntland, Koonfurgalbeed, Jubaland, Hirshabeele Iyo Galmudug.

Sidoo Kalena Warqadan Ayaa Lagu War Galiyey Dhamaan Xidhiidhada Kala Duwan Ee Ciyaaraha Soomaaliya, Maamulka Gobolka Benaadir Iyo Gudida Olympikada Soomaaliya.

Waxaana Amarkan Dhaqan Galkiisu Bilaaban Doonaa Beri Oo Khamiis ah Hadii Alle Idhaahdo Sida Ku Cad Warqada Ay Soo Saartay Maamo Khadiija Maxamed Diiriye.

24-Rajab-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.