Home Wararka Maanta

War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Kooxaha Ka Qayb Gali Doona Koobka SVO Academy Leage?

War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Kooxaha Ka Qayb Gali Doona Koobka SVO Academy Leage?
War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Kooxaha Ka Qayb Gali Doona Koobka SVO Academy Leage?

Waxaa Lagu Dhawaaqay Kooxaha Ka Qayb Gali Doona Koobka SVO Academy Leage Kuwaasi Oo Afar Kooxood Dhamaystiran Xili Uu Si Rasmi ah Tartankaasi u Bilaaban Doono Bari Oo Salaasa ah Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Ka Qayb Gali Doona Koobkan SVO Academy Leage Ayaa Kala ah Fc Gadhcasayaasha, Fc Ajax, Fc Star Boys Iyo Fc Attackers.

Waxaa Maalinta Beri Oo Salaasa ah Lagu Daah Furi Doonaa Tartankaasi Kooxaha Fc Gadhcasayaasha Iyo Fc Star Boys.

Wararka Koobkan SVO Academy Leage Kala Soco Malcab.com Hadii Alle Idhaahdo Mar Kasta Iyo Meel kasta Oo Aad Aduunka Kaga Sugan Tahay Mahadsanid.

06-Shabcaan-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.