War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa?

War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa?
War Deg Deg ah Oo Hada Soo Gaadhay Malcab Kuna Saabsan Isku Beega Koobka Dhiiri Galinta Dhalinyarada?

Waxaa Si Rasmi ah Loogu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Isku Beega Ayaa Lagu Saleeyey Siday Kooxuhu Groups Ugaga Soo Baxeen Darajada A1 Iyo Darajada B2 Iyadoo Sidaa Ay Tahay Ayaa Dhamaan Kooxuhu Iskugu Dhaceen Sidaan Hoos Ku Xusan.


Kulanka Beri Oo Isniin ah Lagu Daah Furi Doono Wareega Isreeb Reebka Ee Tartanka La Farax Ayaa Ah Kulanka Kooxaha Aadan 19 Iyo Baraka Chai.


Waxaa Sidoo Kale Maalinta Salaasada Wada Ciyaari Doona Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Kericho Gold.


Kulanka Arbacada Ayaa Ah Kulanka Dhex Mari Doona Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Hargeisa Sports.


Sidoo Kale Maalinta Sabtida Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Hooyo Store Iyo Batalaale.


Maalinta Axada Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Aragsan Jet Iyo Shacabka.

Kooxaha Aadan 19, Kericho Gold, Hargeisa Sports, Hooyo Store Iyo Aragsan Jet Waxay Groups Uga Soo Baxeen A1.


Halka Kooxaha Carwo Sadaam, Shacabka, Batataale, Baraka Chai Iyo Tamaam Taxi Ay Ku Soo Baxeen Darajada B2 Dhanka Groups.

War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa?
War Cusub:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa?

Halkan Hoose Kaga Bogo Hadaba Siday Iskugu Beegmeen Dhamaan Tobanka Kooxood Ee Wareega Isreeb Reebka Wada Ciyaari Doona Ama u Soo Gudbay Kuwaasi Oo Kala ah.


Kooxaha Aadan 19 Iyo Baraka Chai.

Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Kericho Gold.

Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Hargeisa Sports.

Kooxaha Hooyo Store Iyo Batalaale.

Kooxaha Aragsan Jet Iyo Shacabka.


01-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.