Waa kuwee 5 Saxeex Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Premiere League-ga

Waa kuwee 5 Saxeex Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Premiere League-ga

Kooxaha horyaalka ingiriisku waxay caan ku yihiin inay suuqa kala iibsiga geliyaan lacago aad u badan, hadaba qormadan gaaban waxay ku ogaanaynaa 5 saxeex ee ugu qaalisanaa intuu jiray premiere league.

kooxda manchester united ayaa noqotay kooxda samaysay saddexdii saxeex ee ugu qaalisanaa taariikhda premiere league, waxana kaalmaha hore kaga jirtaa liiskan iyadoo saddexda kaalmood ee ugu horeeyaba gashay.

5. Nicolas Pepe (Lille to Arsenal in 2019) – £72million

Nicolas Pepe is yet to show his best at Arsenal

4. Virgil van Dijk (Southampton to Liverpool in 2018) – £75million

Virgil van Dijk has arguably become the world’s best defender since joining Liverpool

3. Romelu Lukaku (Everton to Manchester United in 2017) – £75million

Romelu Lukaku started brilliantly at Old Trafford, but eventually left for Inter

2. Harry Maguire (Leicester to Manchester United in 2019) – £78million

Harry Maguire joined Man United in a huge deal and is already captain of the club

1. Paul Pogba (Juventus to Manchester United in 2016) – £89million

Man United star Paul Pogba remains the Premier League’s most expensive player ever