Waa Kooxdee Kooxda Hogaaminaysa Horyaalka Somali Premier League?

Waa Kooxdee Kooxda Hogaaminaysa Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Iyadoo Lagu Gudo Jiro Horyaalka Somali Premier League Ayaan Halkan Ku Eegi Doonaa Jadwalka Kala Saraynte Kulamada 7.aad Ee Horyaalkan.


Kooxda Mogadishu City Club Ayaa Mudo Dheer Ka Dib Hada Hogaaminaysa Horyaalka Somali Premier League Iyadoo Qaabka Farqiga Goolasha Ku Hogaaminaysa Waxaana Baaqi Ku Sii Ahaan Doonaan Kulanka Galabta Ee Kooxaha Elman Iyo Horseed Kuwaasi Oo Kooxda Elman Leedahay 14-Dhibcood, Halka Kooxda Horseedna Leedahay 12-Dhibcood.


1:- Kooxda Muqdisho City Club Leh 14-Dhibcood.

2:- Kooxda Elman Leh 14-Dhibcood.

3:- Kooxda Dekadaha Leh 14-Dhibcood.

4:- Kooxda Horseed Leh 12-Dhibcood.

5:- Kooxda Heegan Leh 10-Dhibcood.

6:- Kooxda Raadsan Leh 7-Dhibcood.

7:- Kooxda Midnimo Leh 7-Dhibcood.

8:- Kooxda Rajo Leh 4-Dhibcood

9:- Kooxda Gaadiidka Leh 3-Dhibcood.

10:- Kooxda Jazeera 1-Dhibcood.


Isha Ayaa Aad Loogu Hayn Doonaa Kulanka Kooxaha Horseed Iyo Elman Galabta Oo Hadii Barbaro Noqoto Kooxda Elman Hogaanka Kula Wareegi Doonto Hal Dhibic Hadii Labada Kooxood Kala Badiyaan Kii Badiyaa Hogaanka Qaban Doona Insha Allah.


12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.