Ururka Kubada Cagta Degmada Af-Gooye Ayaa Yeelatay Gudoomiye, Ku Xigeen Iyo Xoghayaha Guud Ee Ciyaaraha Degmadaasi.

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Cali Xasan Ayaa Ku Wargaliyey Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulkaasi Iyo Xidhiidhka Kubada Cagta Maamulkaasi In Degmada Afgooye Loo Magacaabay Gudoomiye, Ku Xigeen Iyo Xoghayaha Guud Ee Dhanka Ciyaaraha Degmada Afgooye.

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Afgooye Ayaa Loo Magacaaabay Cabdiwali Colaad Qanyare Gaatimow“, Ku Xigeenkiisa Ayaa Loo Magacaabay Faysal Maxamed Cali Halka Xoghayaha Loo Magacaabay Fahad Cabdilaahi Xasan.

Magacaabistan Ayaa Timid Markii Bulshada Ciyaaraha Ee Degmada Afgooye Dalbadeen In La Sameeyo Magacaabis Maamulka Ciyaaraha Degmada Afgooye Lagu Dhawaaqay Magacaabistan.

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Maamulka Degmada Afgooye Cabdiwali Gaatimow Ayaa Hore Ahaan Jiray Goolhayihii Hore Xulka Qaranka Iyo Gobolka Benaadir Ee Dalka Soomaaliya.

27-Jamadul Awel-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.