Home Premier League

Tobanka Weerarka Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Sergio Aguero?

Tobanka Weerarka Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Sergio Aguero?
Tobanka Weerarka Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Sergio Aguero?

Sergio Aguero ayaa noqday weeraryahanka ugu wanaagsan ee ay qiimayntani soo bandhigtay, waxaana xifaaltankii uu kaga adkaaday Harry Kane oo labaad galay.

Laacibka ay shabaqa saaxiibka yihiin ee Robert Lewandowski ayaa saddexaad soo cidhiidhsaday, halka Karim Benzema uu afraad u dhacay, laakiin uu ka sarreeyo dhaliyaha Barcelona ee Luis Suarez oo shanaad galay.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Weerarka oo Dhamaystiran?

1: Sergio Aguero:- Kooxda / waddanka: Manchester City/Argentina.

2: Harry Kane:- Kooxda / waddanka: Tottenham Hotspur/England.

3: Robert Lewandowski:- Kooxda / waddanka: Bayern Munich/Poland.

4: Karim Benzema:- Kooxda / waddanka: Real Madrid/France.

5: Luis Suarez:- Kooxda / waddanka: Barcelona/Uruguay.

6: Edinson Cavani:- Kooxda / waddanka: Paris Saint-Germain/Uruguay.

7: Duvan Zapata:- Kooxda / waddanka: Atalanta/Colombia.

8: Alexandre Lacazette:- Kooxda / waddanka: Arsenal/France.

9: Zlatan Ibrahimovic:- Kooxda / waddanka: AC Milan/Sweden.

10: Fabio Quagliarella:- Kooxda / waddanka: Sampdoria/Italy.