Tobanka Macalin Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Tababare Jurgen Klopp?

Tobanka Macalin Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Tababare Jurgen Klopp?
Tobanka Macalin Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Tababare Jurgen Klopp?

Tababaraha reer Germany ee Jurgen Klopp oo Liverpool ka dhigay kooxda loogu cabsida badan yahay Premier League, haysana Champions League, laba guulood oo kali ahina ka xigaan Premier League, ayaa kaalinta koowaad kala baxay Pep Guardiola oo labaad soo cidhiidhsaday.

Tababaraha Ajax ee Erik Ten Hag ayaa saddexaad soo galay, halka Mauricio Pochettino uu afraad yahay.

Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaan ku jirin liiskan, maadaama uu qaybtii hore ee xili ciyaareedkii hore shaqo la’aan ahaa, markii uu kusoo laabtay Santiago Bernabeu na uu dhibaatooyin badan kala kulmay kooxda.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Macalin oo Dhamaystiran?

1: Jurgen Klopp:- Kooxda: Liverpool.

2: Pep Guardiola:- Kooxda: Manchester City.

3: Erik Ten Hag:- Kooxda: Ajax.

4: Mauricio Pochettino:- Kooxda: Wax shaqo ah ma hayo.

5: Diego Simeone:- Kooxda: Atletico Madrid.

6: Massimiliano Allegri:- Kooxda: Wax shaqo ah ma hayo.

7: Carlo Ancelotti:- Kooxda: Napoli.

8: Marcelo Gallardo:- Kooxda: River Plate.

9: Djamel Belmadi:- Xulka qaranka: Algeria.

10: Maurizio Sarri:- Kooxda: Juventus.