Tobanka Khadka Dhexe Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya N’Golo Kante?

N’Golo Kante ayaa noqday dhexda ugu fiican dunida ee qiimayntan, waxaanu ku garaacay oo booska labaad iyo saddexaad u dhacay xiddigaha Barcelona ee Frankie de Jong iyo Sergio Busquets, halka Fernandinho oo Manchester City ah iyo Casemiro oo Real Madrid ah oo Brazil u wada dhashay ay afraad iyo shanaad soo kala galeen.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Khadka Dhexe oo Dhamaystiran?

1: N’Golo Kante:- Kooxda / waddanka: Chelsea/France.

2: Frenkie De Jong:- Kooxda / waddanka: Barcelona/Netherlands.

3: Sergio Busquets:- Kooxda / waddanka: Barcelona/Spain.

4: Fernandinho:- Kooxda / waddanka:Manchester City/Brazil.

5: Casemiro:- Kooxda / waddanka: Real Madrid/Brazil.

6: Fabinho:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Brazil.

7: Miralem Pjanic:- Kooxda / waddanka: Juventus/Bosnia & Herzegovina.

8: Rodri:- Kooxda / waddanka: Man City/Spain.

9: Marco Verratti:- Kooxda / waddanka: PSG/Italy.

10: Saul:- Kooxda / waddanka: Atletico Madrid/Spain.