Tobanka Garbaha Weerarka Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Raheem Sterling?

Xiddiga Manchester City ee Raheem Sterling ayaa garabka weerarka ee ugu wanaagsan ku garaacay laacibka Liverpool iyo xulka qaranka Senegal ee Sadio Mane Oo Isagu kaalinta labaad u degay.

Eden Hazard oo Real Madrid ku dhibaatoonaya xili ciyaareedkiisii ugu horreeyey, Jadon Sancho oo wacdaro ka dhigaya Borussia Dortmund iyo Heun-Min Son oo Tottenham ah ayaa dhamaystiray shanta garab ee ugu fiican.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Garbaha Weerarka oo Dhamaystiran?

1: Raheem Sterling:- Kooxda / waddanka: Manchester City/England.

2: Sadio Mane:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Senegal.

3: Eden Hazard:- Kooxda / waddanka: Real Madrid/Belgium.

4: Jadon Sancho:- Kooxda / waddanka: Borussia Dortmund/England.

5: Son Heung-Min:- Kooxda / waddanka: Tottenham Hotspur/South Korea.

6: Marco Reus:- Kooxda / waddanka: Borussia Dortmund/Germany.

7: Angel Di Maria:- Kooxda / waddanka: PSG/Argentina.

8: David Neres:- Kooxda / waddanka: Ajax/Brazil.

9: Leroy Sane:- Kooxda / waddanka: Manchester City/Germany.

10: Everton:- Kooxda / waddanka: Gremio/Brazil.