Home Premier League

Tobanka Difaaca Dhexe Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Virgil Van Dijk?

Virgil van Dijk Ayaa Sheegay In Kooxda Liverpool Gaadhay Heerar Kala Duwan Si Ay Hantaan Horyaalka PL Oo Xalay Hanteen?
Virgil van Dijk Ayaa Sheegay In Kooxda Liverpool Gaadhay Heerar Kala Duwan Si Ay Hantaan Horyaalka PL Oo Xalay Hanteen?

Xiddiga reer Netherlands iyo Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa sida la filayay booska koowaad ee difaaca ugu fiican loo doortay, waxaana ku xiga Kalidou Koulibaly oo Senegal u dhashay, kana tirsan Napoli.

Van Dijk ayaa udub dhexaad u ahaa guulihii Liverpool ee xili ciyaareedkii hore iyo kan socda ee ay u dhow yihiin inay hantaan horyaalka Premier League ee ay muddada ka maqnaayeen.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Difaaca Dhexe oo Dhamaystiran?

1: Virgil Van Dijk:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Netherlands.

2: Kalidou Koulibaly:- Kooxda / waddanka: Napoli/Senegal.

3: Matthijs De Ligt:- Kooxda / waddanka: Juventus/Netherlands.

4: Aymeric Laporte:- Kooxda / waddanka: Manchester City/France.

5: Sergio Ramos:- Kooxda / waddanka: Real Madrid/Spain.

6: Giorgio Chiellini:- Kooxda / waddanka: Juventus/Italy.

7: Leonardo Bonucci:- Kooxda / waddanka: Juventus/Italy.

8: Marquinho:- Kooxda / waddanka: Paris Saint-Germain/Brazil.

9: Jose Maria Gimenez:- Kooxda / waddanka: Atletico Madrid/Uruguay.

10: Milan Skriniar:- Kooxda / waddanka: Inter Milan/Slovakia.