Home Premier League

Tobanka Difaaca Bidix Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Andrew Robertson?

Tobanka Difaaca Bidix Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Andrew Robertson?
Tobanka Difaaca Bidix Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Andrew Robertson?

Mar kale iyo Liverpool oo booskanna haysata. Difaaca orodka badan ee Andy Robertson ayaa qiimaynta difaacyahannada bidix ee ugu wanaagsan kaalinta koowaad ka galay, waxaana kusoo xiga David Alaba oo Bayern Munich ah iyo Jordi Alba oo Barcelona ka tirsan.

Waxyaabaha cajiibka ah ee qiimaynta kasoo baxay waxa ka mid ah, in difaaca Real Madrid ee Ferland Mendy uu kaalinta toddobaad kasoo galay difaacyahannada bidixda ee ugu wanaagsan, laakiin Marcelo oo ay booska ku dagaallamaan aan gebi ahaantiiba lasoo hadal qaadin.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Difaaca Bidix oo Dhamaystiran?

1: Andrew Robertson:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Scotland.

2: David Alaba:- Kooxda / waddanka: Bayern Munich/Austria.

3: Jordi Alba:- Kooxda / waddanka: Barcelona/Spain.

4: Alex Sandro:- Kooxda / waddanka: Juventus/Brazil.

5: Lucas Hernandez:- Kooxda / waddanka: Bayern Munich/France.

6: Lucas Digne:- Kooxda / waddanka: Everton/France.

7: Ferland Mendy:- Kooxda / waddanka: Real Madrid/France.

8: Alex Grimaldo:- Kooxda / waddanka: Benfica/Portugal.

9: Aleksandar Kolarov:- Kooxda / waddanka: AS Roma/Serbia.

10: Nicolas Tagliafico:- Kooxda / waddanka: Ajax/Argentina.