Tobanka Dhexda Weerarka Raacsan Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Bernardo Silva?

Xiddigaha Manchester City ee Bernardo Silva iyo Kevin de Bruyne ayaa kaalmaha koowaad iyo labaad kaga soo baxay qiimaynta tobanka laacib ee khadka dhexe ee weerarka caawisa, waxaanay saddexaad iyo afraad u direen Donny van de Beek iyo Ajax ah iyo David Silva oo Manchester City ka tirsan.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Dhexda Weerarka Raacsan oo Dhamaystiran?

1: Bernardo Silva:- Kooxda / waddanka: Man City/Portugal.

2: Kevin De Bruyne:- Kooxda / waddanka: Man City/Belgium.

3: Donny van de Beek:- Kooxda / waddanka: Ajax/Netherlands.

4: David Silva:- Kooxda / waddanka: Man City/Spain

5. Christian Eriksen:- Kooxda / waddanka: Inter Milan/Denmark.

6: Paul Pogba:- Kooxda / waddanka: Man United/France.

7: Koke:- Kooxda / waddanka: Atletico Madrid/Spain.

8: Kai Havertz:- Kooxda / waddanka: Bayer Leverkusen/Germany.

9: Ever Banega:- Kooxda / waddanka: Sevilla/Argentina.

10: Bruno Fernandes:- Kooxda / waddanka:  Manchester United/Portugal.