Home LA LIGA

Tobanka Afka Hore Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Lionel Messi?

Tobanka Afka Hore Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Lionel Messi?
Tobanka Afka Hore Ee Ugu Fiican Boos Walba Oo Garoonka Dhexdiisa Ah Waxaa Hogaaminaya Lionel Messi?

Booskan ayay ku urursan yihiin ciyaartoyda laga yaabo inaad magacyadooda kasoo dhex-raadinaysay kaalmaha sare ku xusan.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa kaalinta koowaad ka galay qiimaynta laacibiinta afka hore ee ugu fiican, waxaanu ku garaacay oo uu ka sarreeyaa laacibka ay sida adag u xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo.

Da’yarka PSG ee Kylian Mpabbe ayaa saddexaad u dhacay, waxaana afraad noqday Mohamed Salah, halka Neymar uu ku ceebaysan yahay meesha oo uu booska siddeedaad soo galay.

Halkan Ka Akhriso Xogta Tobanka Afka Hore oo Dhamaystiran?

1: Lionel Messi:- Kooxda / waddanka: Barcelona/Argentina.

2: Cristiano Ronaldo:- Kooxda / waddanka: Juventus/Portugal.

3: Kylian Mbappe:- Kooxda / waddanka: Paris Saint-Germain/France.

4: Mohamed Salah:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Egypt.

5: Roberto Firmino:- Kooxda / waddanka: Liverpool/Brazil.

6: Antoine Griezmann:- Kooxda / waddanka: Barcelona/France.

7: Pierre-Emerick Aubameyang:- Kooxda / waddanka: Arsenal/Gabon.

8: Neymar:- Kooxda / waddanka: Paris Saint-Germain/Brazil.

9: Joao Felix:- Kooxda / waddanka: Atletico Madrid/Portugal.

10: Dusan Tadic:- Kooxda / waddanka: Ajax/Serbia.