Timo werner Oo Doortay kooxda uu Ku Biirayo.

Timo werner Oo Doortay kooxda uu Ku Biirayo.
Timo werner Oo Doortay kooxda uu Ku Biirayo.

Bartilmaameedka Liverpool iyo Chelsea Timo Werner ayaa doorbidaya u dhaqaaqista Anfield, sida lagu sheegayaan warbixino ka soo baxday Jarmalka, Weeraryahanka Red Bull Leipzig ayaa lala xiriirinayay inuu u wareegayo Premier League tan iyo xilli ciyaareedkii hore laakiin qandaraaskiisa ayaa dhacaya 2023.

Werner ayaa dhaliyay 24 gool 25 kulan uu u saftay Leipzig xilli ciyaareedkan, Chelsea iyo Liverpool ayaa la fahamsan yahay inay yihiin kuwa ugu cad cad saxiixa Werner laakiin joornaalada Jarmalka ee Bild ayaa sheegaya in Werner uu doorbidayo inuu u ciyaaro kooxda Jurgen Klopp.