Tartanka Mar Is Araga ah Ee Garoonka Cabdalle Stadium Iyo Kulanka Galabta.

Tartanka Mar Is Araga ah Ee Garoonka Cabdalle Stadium Iyo Kulanka Galabta.
Tartanka Mar Is Araga ah Ee Garoonka Cabdalle Stadium Iyo Kulanka Galabta.

Iyadoo Lix Kooxood Hadheen Ayaa Galabta La Sii Anba Qaadi Doonaa Kulamada Lixda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Garoonka Cabdalle Stadium Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Tartanka Mar Is Araga ah Ee Garoonka Cabdalle Stadium Iyo Kulanka Galabta.

Kooxaha Berbera Oil Terminal Iyo Ciidanka Booliska Berbera Ee Goodir Ayaa Wada Ciyaari Doona Galabta Garoonka Cabdalle Stadium Ee Magaalada Berbera Xarunta Gobolka Saaxil.

16-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.