Tartanka La Farax Walaalkaa Ee Qaybta Shiishka Oo Laga Furay Magaalada Hargeysa?

Tartanka La Farax Walaalkaa Ee Qaybta Shiishka Oo Laga Furay Magaalada Hargeysa?
Tartanka La Farax Walaalkaa Ee Qaybta Shiishka Oo Laga Furay Magaalada Hargeysa?

Tartanka La Farax Walaalkaa Oo Markaan La Qabtay Qaybtii Shiishka Ayaa Waxaa Ka Qayb Galay Afar Shiishe Oo Isa Soo Diiwaan Galiyey Waxaana Labadii Group A iyo B Kaalmaha Koowaad Kala Galay Cabdi Cali Iyo Carafaad.

Tartankan Waxaa Fikirkiisa Isla Leh Mowliid Ceero Oo Maalmihii Ugu Danbeeyey Waday Barnaamijka La Farax Walaalkaa Oo Qaybtan Shiishkana La Bilaabay.

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Dhinaca Kale Isla Tartanka Qaybtiisa Baabuurta Ee Haweenka Ayaa Iyaguna Isla Shalay Ku Kala Guulaystay Ayaan Maxamed Iyo Quraysha Maxamed Oo Kaalinta Koowaad Iyo Labaad Ka Kala Galay Labadii Group Ee Loo Qaybiyey Tartankaasi.

11-Shabcaan-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.