Home Wararka Maanta

Tartanka La Farax Walaalkaa Ee Baabuurta Gaagaaban Oo Qaybtii Haweenkana La Qabtay Markan Yaa Kaalmaha Hore Galay?

Iyadoo Dhawaan La Bilaabay Tartanka Loogu Magac Daray La Farax Walaalkaa Ee Baabuurta Isla Markaana Qaybtii Raga La Qabtay Furitaankii Tartankan Ku Cusub Gayiga Somalilaan Ayaa Markana Eegi Doonaa Qaybtii Haweenka Oo Loo Qaybiyey Laba Group A Iyo B.

Group A:- Waxaa Ku Tartamay Labada Hablood Ee Sagal Beel Deeql Iyo Fahiima Yaasiin Waxaana Kaalinta Koowaad Group A Gashay Fahiima Yaasiin Halka Kaalinta Labaad Ay Gashay Wariye Sagal Beeldeeq.

Group B:- Waxaa Ku Tartamay Haweenka Asma Dakhare Iyo Ayaan Faysal Waxaana Kaalinta Koowaad Gashay Ayaan Faysal Halka Kaalinta Labaad Ay Gashay Asma Dakhare.

Tartanka La Farax Walaalkaa Ee Baabuurta Fikradan Waxaa Iska Leh Mowliid Ceero Waxaana Sidoo Kale Qayb Ka Ahaa Hablaha Kaalmaha Sadexaad Ka Kala Galay Group A Iyo B Xili Tartankaasi Xiiso Gaara Sii Yeelaanyo Wajiyada Xigana Aan Soo Tabin Doono Hadii Alle Idhaahdo.

07-Shabcaan-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.