Home Wararka Maanta

Tacsi Guud Oo Malcab u Dirayso Dhamaan Bahda Ciyaaraha Somalilaan Geerida Ku Timid Sacad Maxamed Shire Alle Ha u Naxariistee?

Tacsi Guud:- Hadaanu Bahweynta Malcab Waxaanu Halkaan Tacsi Uga Diraynaa Dhamaan Ehelada, Qaraabada, Bahda Ciyaaraha Somalilaan Oo Goor Dhow Uu Ka Geeriyooday Marxuum Sacad Maxamed Shire Oo Ka Tirsanaa Gudida Anshaxa Wasaarada Ciyaaraha Somalilaan.

Marxuum Sacad Maxamed Shire Ayaa Hore u Soo Noqday Ciyaartoy Goboladii Waqooyi Galbeed Soomaaliya, Sidoo Kale Soo Noqday Xoghayaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somalilaan Halka Sadexdii Sano u Danbeeyey uu Ahaa Xubin Gudida Anshaxa Xidhiidhka Ciyaaraha Somalilaan.

KMK

Alle Ha u Naxariiste Marxuum Sacad Maxamed Shire Intii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Saadiqa Alle Ha Inaga Siiyo Dhamaanteenba Geeri Naxdin Leh Oo Ku Dhacday Dhamaan Bahda Ciyaaraha Somalilaan.

( وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ )

05-Shabcaan-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.