Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Arsenal

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Arsenal
Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Atsenal

Arsenal ayaa ku dhawaaqday line-upkooda iyo weliba bedelada ay caawa kaga hor iman doonaan kooxda Frank Lampard ee Chelsea kulanka Premier League ee caawa ka dhacaya Stamford Bridge.

Arsenal Team

Leno, Bellerin, Mustafi, Luiz, Saka, Torreira, Xhaka, Pepe, Ozil, Martinelli, Lacazette

kaydka: Martinez, Holding, Maitland-Niles, Guendouzi, Willock, Ceballos, Nketiah

Chelsea team

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Rudiger, Christensen, Emerson, Jorginho, Kante, Kovacic, Hudson-Odoi, Willian, Abraham.

kaydka: Caballero, Pedro, Barkley, Alonso, Zouma, Mount, Batshuayi