Rasmi:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Dhalinta Cuslaatay?

Rasmi:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Dhalinta Cuslaatay?
Rasmi:- Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Dhalinta Cuslaatay?

Waxaa Si Rasmi ah Caawa La Iskugu Beegay Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Sita Magaca La Farax Walaalkaa Oo Lagu Qaban Doono Garoonka Boqol Jire Isla Xaafada Boqol Jire Ee Degmada 31ka May Magaalada Hargeysa.

Tartankan La Farax Walaalkaa Ee Dhalinta Cuslaatay Waxaa Ka Qayb Gali Doona 10-Kooxood Oo Loo Qaybiyey Sadex Group Iyadoo Hal Group Ay Kuwada Jiraan Afar Kooxood Halka Labada Group Ee Kalena Kuwada Jiraan Min Sadex Kooxood.

Group A:- Kooxaha Pepsi Stars, Waayo Arag, Bada Cas Iyo Juuf.

Group B:- Kooxaha Shacab Stars, State House Iyo Faluuja.

Group C:- Kooxaha Ilaalada, Isha Boorama Iyo Shacab Lions.

Tartankan Ayaa Bilaaban Doona Todobaadka Soo Socda Hadii Alle Idhaahdo.

22-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.