Muxuu Ahaa Warsaxaafadeedka Ay Soo Saartay Kooxda Elman Ee La Xidhiidha Xanuunka Coronavirus?

Muxuu Ahaa Warsaxaafadeedka Ay Soo Saartay Kooxda Elman Ee La Xidhiidha Xanuunka Coronavirus?
Muxuu Ahaa Warsaxaafadeedka Ay Soo Saartay Kooxda Elman Ee La Xidhiidha Xanuunka Coronavirus?

Iyadoo Saamayn Weyn Xanuunka Corona Ku Yeeshay Aduunka Ayaa Kooxda Kubada Cagta Ee Elman Sports Club Kana Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Dalka Soomaaliya Soo Saartay Warmurtiyeed Ku Saabsan Xanuunkan.

Sida Horyaaladii Kala Duwanaa Ee Qaarada Yurub Hakadka Loo Galiyey Ayaa Horyaalka Somali Premier League Ay Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaaliya Hakad u Galisay Sababo La Xidhiidha Xanuunka Sii Faafaya Ee Corona.

Kooxda Elman SC Ayaa Warsaxaafadeedkeeda Ay Soo Saartay Ku Dhiiri Galinaysa Ciyaartoydeeda, Maamulka Kooxda, Taageerayaasha Iyo Bulshada Soomaaliya Ee Ku Xidhan Kooxdan Waxaana Warsaxaafadeedkeedu u Dhignaa Sidan.

Marka Loo Eego Koox Sidaan u Dhiiri Galinaysa Ciyaartoydeeda, Taageerayaasheeda Iyo Maamulka Kooxda Waa Kooxda Elman SC Waxaana Kooxaha Kale Laftirkoodu Ugu Noqotay Hormuud Ku Dayasho Mudan.

27-Rajab-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.