Ma jiraan wax dalab ah oo ku aadan Arsenal oo lala xiriirinayo Aouar & Barcelona ma aysan soo bandhigin dalab Depay ah sida ay sheegtay Lyon

Ma jiraan wax dalab ah oo ku aadan Arsenal oo lala xiriirinayo Aouar & Barcelona ma aysan soo bandhigin dalab Depay ah sida ay sheegtay Lyon

Depay, oo ku jira sanadkii ugu dambeeyay qandaraaskiisa, ayaa lala xiriirinayay inuu la midoobi doono macalinkii hore ee Netherlands Ronald Koeman oo ka tirsan Barca,

Aouar oo 22 jir ah ayaa lala xiriirinayay kooxo waa weyn sida Manchester City, Paris Saint-Germain, Arsenal iyo Chelsea, halka 26 jir Depay la sheegay inuu ogolaaday inuu ku biiro kooxda ka dhisan La Liga ee Barca

Juninho ayaa wax laga waydiiyay mustaqbalka labada xiddig kadib guuldaradii 2/1 ahayd ee ka soo gaadhay kooxda Montpellier talaadadii

Agaasimaha isboortiga Lyon Juninho ayaa ku adkeystay inaysan jirin wax dalab ah oo ku aadan Houssem Aouar ama bartilmaameedka Barcelona Memphis Depay.