Liverpool ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid Isco.

Liverpool ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid Isco.
Liverpool ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid Isco.

Liverpool ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid Isco,

27 jirkan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo garoonka Bernabue in muddo ah waxaana si aad ah aan u isticmaali Zinedine Zidane xilli ciyaareedkan, isagoo saftay kaliya 11 LaLigaaha, Wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya in Jurgen Klopp uu taageere weyn u yahay Isco, kaasoo uu rumeysan yahay inuu hagaajin doono qadka dhexe ee liverpool isla markaana ka caawin doono Reds inay xitaa ka sii adkaato sida ay hada tahay.

Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee dalka Spain ayaa si fiican u ciyaaray kulamadii u dambeeyay wargeeska El Elmarmarque ayaa sheegaya in Real ay dalban karto aduun lacageed oo ku dhoway ​​70 milyan oo euro (59 milyan ginni) si ay u fasaxaan Francisco Román Alarcón Suárez isco.