Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?
Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Iyadoo Lagu Gudo Jiro Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Laba Kulan Hadii Alle Idhaahdo Kuwaasi Oo Kawada Tirsan Group B.

Ciyaarta Hore:- Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Shacabka Iyo Mash Tech Kuwaasi Oo Wada Ciyaari Doona 04:00 Galabnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Ciyaarta Danbe:- Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Kericho Gold Iyo Kaahin Fuel Kuwaasi Oo Wada Ciyaari Doona 05:00 Galabnimo Hadii Alle Idhaahdo.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.