Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?
Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Lagu Gudo Jiro Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Laba Kulan Hadii Alle Idhaahdo Kuwaasi Oo Kawada Tirsan Group D.

Ciyaarta Hore:- Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Hooyo Store Iyo S.V.O Kuwaasi Oo Wada Ciyaari Doona 04:00 Galabnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Ciyaarta Danbe:- Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Baraka Chai Iyo Intifaac Kuwaasi Oo Wada Ciyaari Doona 05:00 Galabnimo Hadii Alle Idhaahdo.

25-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.