Laacibkii Iyo Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Bishii Febraury 2020 Ayaa Kooxda Elman Bixisay?

Laacibkii Iyo Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Bishii Febraury 2020 Ayaa Kooxda Elman Bixisay?
Laacibkii Iyo Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Bishii Febraury 2020 Ayaa Kooxda Elman Bixisay?

Kooxda Elman Sports Club Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Horyaalka Somali Premier League Ayaa Bixisay Xidigii Ugu Fiicnaa Iyo Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Bishii Febraury 2020 Tirsiga Miilaadiga.

Image may contain: one or more people

Issa Ajiika Ayaa Ku Guulaystay Laacibkii Ugu Wanaagsanaa Febraury Iyadoo Codbixinta Uu Ku Helay Uga Mahad Celiyey Dhamaan Taageerayaasha Kooxda Elman.

Image may contain: 2 people

Cabdifataax Cabdishakuur Awoow Ayaa Ku Guulaystay Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Ciyaartoyda Kooxda Elman Dhaliyeen Horyaalka Dhexdiisa.

Kooxda Elman Ayaa Hada Horyaalka Somali Premier League Kaga Jirta Kaalinta 4.aad Waxaanay Ku Haysataa 18-Dhicood.

20-Rajab-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.