Home Wararka Maanta

Kulankii Xiisaha Lahaa Ee MCC Iyo Elman Oo Baaqday Xili Sidoo Kale La Joojiyey Dhaqaaqa Ciyaaraha Soomaaliya?

Iyadoo Si Weyn Loo Sugaayey Kulanka Lagu Waday Jimcaha Inuu Dhex Maro Kooxaha MCC Iyo Elman Sports Ayaa Baaqaday Sida Ku Cad Shirka Jaraa’id Ee Ay Wasiirada Ciyaaraha Soomaaliya Maama Khadiija Maxamed Diiriye Ee Maanta.

Wasiirad Khadiija Ayaa Sheegtay In Ilaa Iyo Amar Danbe Ka Soo Baxaayo La Hakiyey Dhamaan Dhaqaaqyad Ciyaaraha Soomaaliya Sababo La Xidhiidha Xanuunka Korona Fayraas Oo Fara Ba’an Ku Haya Aduunka.

Shirka Jaraa’id Ee Wasiirad Khadiija Ayaa Ku Soo Beegmay Xili Si Weyn Loogu Diyaar Garoobay Kulanka Taageera La’aanta Laga Dhigay Ee Kooxaha MCC Iyo Elman Dhex Mari Lahaa Maalinta Beri Oo Jimce ah Hadii Alle Idhaahdo.

02-Shabcaan-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.