Kulankii Ugu Horeeyey Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa?

Iyadoo Xalay Lagu Dhawaaqay Isku Beega Wareega Isreeb Reebka Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta Si Toos ah Inoogu Bilaaban Doona Wareegan Hadii Alle Idhaahdo Waxaana La Ciyaari Doonaa Hal Kulan.

Kooxaha Aadan 19 Iyo Baraka Chai Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:20 Galabnimo Waxaana Labadan Kooxood Ka Soo Kala Baxeen Group A Iyo Group D.

Kooxaha Aadan 19 Iyo Baraka Chai

Kulankan Galabta Kooxdii Soo Badisaa Waxay u Gudbi Doontaa Wareega Kan Xiga Oo Shan Kooxood Ku Soo Bixi Doonaan Hadii Alle Idhaahdo.

01-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.