Kulankii Ugu Danbeeyey Wareega Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Galabta La Ciyaari Doono?

Kulankii Ugu Danbeeyey Wareega Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Galabta La Ciyaari Doono?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Lagu Gudo Jiro Wareegii Sadexaad Isla Markaana Galabta La Soo Gaba Gabayn Doono Wareegaasi Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo Kuwaasi Oo Kawada Tirsan Group E.

Kulankii Ugu Danbeeyey Wareega Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Galabta La Ciyaari Doono?
Kulankii Ugu Danbeeyey Wareega Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Galabta La Ciyaari Doono?

Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Sagal Jet Gabilay Kuwaasi Oo Wada Ciyaari Doona 04:00 Galabnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Fiiro Gaara:- Kulankan Galabta Ayaa Markuu Soo Dhamaado Kooxna Soo Baxdo Waxaa Si Rasmi ah u Soo Wada Baxay Tobankii Kooxood Ee Wareega Isreeb Reebka u Gudbaayey Hadii Alle Idhaahdo.

28-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmåDi.