Kulanka Xiisaha Leh Ee Galabta Cabdalle Stadium Ka Qabsoomi Doona?

Kulanka Xiisaha Leh Ee Galabta Cabdalle Stadium Ka Qabsoomi Doona?

Iyadoo Gunaanad Uu Ku Dhow Yahay Koobka Mar Is Araga ah Ee Garoonka Cabdalle Stadium Magaalada Berbera Gobolka Saaxil Ayaa Galabta Waxaa Wada Ciyaari Doona Laba Kooxood Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Berbera.

Kooxaha Ciidanka Booliska Goodir Ee Berbera Iyo Dp World Berbera Kuwaasi Oo Kooxdii Galabta Badisaa Ay Finalka La Ciyaari Doonto Kooxda Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Iyadu Final Sii Fadhida.

Kooxaha Ciidanka Booliska Goodir Ee Berbera Iyo Dp World Berbera.

Kooxda Goodir Waxay La Soo Kala Ciyaartay Kooxaha Wakaalada Biyaha Iyo B.O.T Oo Ay Min 1-0 Uga Soo Badisay, Halka Kooxda Dp World Berbera Ay Kooxdii Koowaad 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda D.H.B Iyadoo Kulankii labaadna 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Tawfiiq.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.